Maahmaahyadii 30:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Culaacushu waxay leedahay laba gabdhood, oo leh, Na sii, Na sii. Waxaa jira saddex waxyaalood oo aan weligood dhergin, Haah, oo afar aan odhan, Bes, nagu filan;

Maahmaahyadii 30

Maahmaahyadii 30:12-18