Maahmaahyadii 30:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa jira farcan ilkahoodu sida seefo oo kale yihiin, oo gowsahooduna sida mindiyo oo kale yihiin, Si ay masaakiinta dhulka uga baabbi'iyaan, oo ay kuwa baahanna dadka dhexdiisa uga dhammeeyaan.

Maahmaahyadii 30

Maahmaahyadii 30:13-21