Luukos 17:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, sida hillaacu markuu dhinaca hoose oo cirka ka hillaaco oo ilaa dhinaca kale oo hoose oo cirka u ifiyo, sidaas oo kale ayuu Wiilka Aadanahuna ahaan doonaa maalintiisa.

Luukos 17

Luukos 17:22-26