Laawiyiintii 9:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiga hortiisa waxaa ka yimid dab, oo meesha allabariga dusheedii ayuu ku baabba'saday qurbaankii la gubayay iyo baruurtii, oo dadkii oo dhammuna markay taas arkeen ayay qayliyeen oo wejigooda u dheceen.

Laawiyiintii 9

Laawiyiintii 9:14-24