Laawiyiintii 10:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Naadaab iyo Abiihuu oo ahaa wiilashii Haaruun ayaa midkood waluba qaatay idankiisii, oo dab bay ku rideen, fooxna way dul saareen, oo waxay Rabbiga hortiisa ku bixiyeen dab qalaad oo uusan ku amrin.

Laawiyiintii 10

Laawiyiintii 10:1-7