Laawiyiintii 27:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kii quduus ka dhigay hadduu doonayo inuu gurigiisii soo furto, markaas ha ku sii daro lacagtii aad ku qiimaysay oo shan meelood loo dhigay meesheed, markaas isagaa lahaan doona.

Laawiyiintii 27

Laawiyiintii 27:5-23