Laawiyiintii 27:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii qof doonayo inuu gurigiisa quduus uga dhigo Rabbiga, markaas wadaadku waa inuu qiimeeyaa hadduu xun yahay iyo hadduu fiican yahayba, oo sidii wadaadku ku qiimeeyo ha ahaato.

Laawiyiintii 27

Laawiyiintii 27:8-19