Laawiyiintii 25:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dabadeedna waa inaad bisha toddobaad maalinteeda tobnaad buun dhawaajisaa, oo maalinta kafaaraggudka waa inaad dalkiinna oo dhan buun ka dhawaajisaan.

Laawiyiintii 25

Laawiyiintii 25:4-19