Laawiyiintii 25:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad tirsataa toddoba sabtiyood oo sannado ah, taasu waxa weeyaan toddoba meelood oo toddoba sannadood ah; oo toddoba sabtiyood oo toddoba sannadood ah wakhtigoodu wuxuu kuu ahaan doonaa sagaal iyo afartan sannadood.

Laawiyiintii 25

Laawiyiintii 25:1-18