Laawiyiintii 25:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dhulkuna wuxuu dhali doonaa midhihiisa, oo waxaad cuni doontaan wax aad ka dheregtaan, oo dalkana ammaan baad ku degganaan doontaan.

Laawiyiintii 25

Laawiyiintii 25:13-20