Laawiyiintii 25:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed waa inaad qaynuunnadayda yeeshaan, oo aad xukummadaydana dhawrtaan oo yeeshaan, oo markaasaad dalka ammaan ku degganaan doontaan.

Laawiyiintii 25

Laawiyiintii 25:16-23