Laawiyiintii 25:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasa Rabbigu Muuse kula hadlay Buur Siinay oo wuxuu ku yidhi,

2. Reer binu Israa'iil la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Markaad gashaan dalka aan idin siinayo, waa in dalku sabti Rabbiga u dhawraa.

Laawiyiintii 25