Laawiyiintii 24:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse la hadlay reer binu Israa'iil, oo iyana waxay xerada ka soo bixiyeen kii caytamay, oo way dhagxiyeen. Oo reer binu Israa'iil waxay sameeyeen sidii Rabbigu Muuse ku amray.

Laawiyiintii 24

Laawiyiintii 24:13-23