Laawiyiintii 23:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddiiba toddoba maalmood waa inaad Rabbiga iid u qabataan, oo kaasu waa qaynuun weligiisba idiin jira tan iyo ab ka ab; oo iiddaas waa inaad bisha toddobaad dhawrtaan.

Laawiyiintii 23

Laawiyiintii 23:33-44