Laawiyiintii 23:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalinta kowaad waxaad soo qaadataan midhaha dhirta wanaagsan, iyo laamo cawbaar ah, iyo dhir waaweyn laamaheed, iyo safsaafka durdurka, oo waa inaad Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa ku rayraysaan intii toddoba maalmood ah.

Laawiyiintii 23

Laawiyiintii 23:30-43