Laawiyiintii 20:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse waxaan idinku idhi, Idinka ayaa dalkoodii dhaxli doona, oo hanti ahaan ayaan idiin siinayaa, kaasoo ah dal caano iyo malab la barwaaqaysan, waayo, aniga ayaa ah Rabbiga Ilaahiinna ah oo idinka soocay dadyowga.

Laawiyiintii 20

Laawiyiintii 20:20-27