Laawiyiintii 20:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaydaan ku socon caadooyinkii quruuntii aan hortiinna ka eryayo, waayo, iyagu waxyaalahaas oo dhan ayay samayn jireen, oo sidaas daraaddeed ayaan u karhay.

Laawiyiintii 20

Laawiyiintii 20:13-27