Laawiyiintii 19:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaad goosataan waxa dhulkiinna ka soo baxa waa inaydaan midhaha ka wada goosan rukummada beertiinna, oo weliba waa inaydaan soo urursan xaaxaabka beergoosadkiinna.

Laawiyiintii 19

Laawiyiintii 19:1-18