Laawiyiintii 19:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

ku alla kii cunaase dembigiisuu qaadanayaa, maxaa yeelay, nijaas buu ka dhigay Rabbiga wixiisii quduuska ahaa, oo qofkaasna dadkiisa waa laga gooyn doonaa.

Laawiyiintii 19

Laawiyiintii 19:7-15