Laawiyiintii 15:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kan dheecaanku ka daadanayo isagoo aan gacmihiisa biyo ku maydhin ku alla kii uu taabtaaba waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkii nijaas buu ahaanayaa.

Laawiyiintii 15

Laawiyiintii 15:7-13