Laawiyiintii 15:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ku alla kii taabtaa wixii isaga hoostiisa ku jirayna, tan iyo fiidkii nijaas buu ahaanayaa, oo waxyaalahaas qofkii qaadaana waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkii nijaas buu ahaanayaa.

Laawiyiintii 15

Laawiyiintii 15:8-19