Laawiyiintii 12:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse hadday gabadh dhasho, markaas intii laba toddobaad ah waa inay nijaas ahaataa sidii markay xagga dhiigga nijaas ka tahay, oo waa inay ku sii jirtaa dhiigga isdaahirinteeda lix iyo lixdan maalmood oo kale.

Laawiyiintii 12

Laawiyiintii 12:1-8