Laawiyiintii 12:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyadu waa inay ku sii jirtaa dhiigga isdaahirinteeda saddex iyo soddon maalmood oo kale, oo waa inayan taaban wax quduus ah, waana inayan meesha quduuska ah gelin ilamaa maalmaha isdaahirinteedu ay dhammaystirmaan.

Laawiyiintii 12

Laawiyiintii 12:1-8