Kolosay 3:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed idinku sida kuwa Ilaah doortay oo quduuska ah oo la jecel yahay, huwada qalbi leh naxariis iyo roonaan iyo is-hoosaysiin iyo qaboobaan iyo dulqaadasho.

Kolosay 3

Kolosay 3:4-16