Kolosay 3:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Halkaas ma jiri karaan Gariig ama Yuhuudi, mid gudan ama mid buuryoqab ah, reer Barbari, ama reer Iskutees, addoon ama xor; laakiinse Masiixu waa wax walba, oo wax walba wuu ku jiraa.

Kolosay 3

Kolosay 3:4-16