Ishacyaah 8:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, intaan yarku baran inuu yidhaahdo, Aabbe iyo Hooyo ka hor ayaa boqorka Ashuur maalka Dimishaq iyo xoolaha boolida ah oo Samaariyaba wada qaadan doonaa.

Ishacyaah 8

Ishacyaah 8:3-11