Ishacyaah 8:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan u tegey nebiyaddii oo iyana way uuraysatay, oo waxay dhashay wiil. Kolkaasaa Rabbigu igu yidhi, Waxaad magiciisa u bixisaa, Maheer-shaalaal-haash-bas.

Ishacyaah 8

Ishacyaah 8:2-7