Ishacyaah 7:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Rabbiga qudhiisa ayaa calaamad idin siin doona. Bal ogaada, gabadh bikrad ah baa uuraysan doonta, oo waxay dhali doontaa wiil, oo magiciisana waxay u bixin doontaa Cimmaanuu'eel.

Ishacyaah 7

Ishacyaah 7:4-19