Ishacyaah 7:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wuxuu yidhi, Reer Daa'uudow, bal haatan i maqla, ma wax yar bay idinku tahay inaad dadka daalisaan? Oo weliba Ilaahaygana miyaad daalinaysaan?

Ishacyaah 7

Ishacyaah 7:3-18