Ishacyaah 66:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxyaalahan oo dhan gacantaydaa samaysay, oo waxyaalahan oo dhammuna way wada ahaadeen, ayaa Rabbigu leeyahay, laakiinse ninkan waan fiirinayaa kaasoo ah miskiin, ruuxiisuna jaban yahay, eraygaygana ka gariira.

Ishacyaah 66

Ishacyaah 66:1-7