Ishacyaah 66:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Samadu waa carshigayga, dhulkuna waa meeshaan cagaha saarto. Guri caynmaad ii dhisi doontaan? Oo maxay tahay meeshaan ku nastaa?

Ishacyaah 66

Ishacyaah 66:1-2