Ishacyaah 65:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxay yidhaahdaan, Goonidaada u taagnow, oo ha ii soo dhowaanin, waayo, waan kaa quduusanahay. Kuwaasu waa qiiq sanka iga galay, iyo dab maalinta oo dhan qaxmaya.

Ishacyaah 65

Ishacyaah 65:1-11