Ishacyaah 65:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay fadhiyaan xabaalaha dhexdooda, oo meelo qarsoon bayna ku hoydaan. Hilib doofaar bay cunaan oo weelashoodana waxaa ku jira maraq waxyaalo karaahiyo ah laga sameeyey,

Ishacyaah 65

Ishacyaah 65:1-11