Ishacyaah 64:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, aad ha u cadhoon, oo xumaantana ilaa weligaa ha sii xusuusan. Bal eeg, oo na fiiri, waan ku baryaynaaye, waayo, kulligayo dadkaaga baannu nahay.

Ishacyaah 64

Ishacyaah 64:8-10