Ishacyaah 64:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse haatan, Rabbiyow, waxaad tahay Aabbahayaga. Annagu waxaannu nahay dhoobadii, oo adiguna dheryasameeyahayaga baad tahay, oo annana kulligayo shuqulkii gacantaada baannu nahay.

Ishacyaah 64

Ishacyaah 64:1-12