Ishacyaah 64:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, kulligayo waxaannu noqonnay sida wax aan nadiif ahayn, oo xaqnimadayada oo dhammuna waa sida dhar wasakh ah, kulligayona waxaannu u engegnay sida caleen oo kale, oo xumaantayadiina sidii dabayl oo kale ayay noo kaxaysataa.

Ishacyaah 64

Ishacyaah 64:1-12