Ishacyaah 64:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kan isagoo faraxsan xaqnimo sameeya, iyo kuwa jidadkaaga kugu xusuusta waad la kulantaa. Waad cadhaysnayd, waannuna dembaabnay. Dembiyadaas wakhti dheer baannu ku sii soconnay, haddaba ma nala badbaadin doonaa?

Ishacyaah 64

Ishacyaah 64:1-10