Ishacyaah 63:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, bal maxaad nooga dhigtay inaannu jidkaaga ka qaldanno, maxaadse qalbigayaga u qallafisay si aannan kaaga cabsan? U soo noqo addoommadaada aawadood iyo qabiilooyinkii dhaxalkaaga aawadood?

Ishacyaah 63

Ishacyaah 63:15-18