Ishacyaah 62:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yeruusaalemay, derbiyadaada waxaan dul saaray waardiyayaal, oo iyana habeen iyo maalin toona ma ay aamusi doonaan. Kuwiinna Rabbiga xusuustow, ha aamusina,

Ishacyaah 62

Ishacyaah 62:1-7