Ishacyaah 62:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, sida barbaar inan bikrad ah u guursado oo kale ayaa wiilashaadu kuu guursan doonaan, oo sida ninkii aroos ahu uu aroosadda ugu farxo oo kale ayaa Ilaahaagu kuugu farxi doonaa.

Ishacyaah 62

Ishacyaah 62:1-6