Ishacyaah 60:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Weliba irdahaagu had iyo goorba way furnaan doonaan, oo habeen iyo maalin toona lama xidhi doono in laguu keeno hodantinimada quruumaha iyo boqorradooda la kaxaystay.

Ishacyaah 60

Ishacyaah 60:6-14