Ishacyaah 60:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo derbiyadaada waxaa dhisi doona shisheeyayaal, oo boqorradooduna adigay kuu adeegi doonaan, waayo, cadhadayda aawadeed ayaan wax kuugu dhuftay, laakiinse raallinimadayda aawadeed ayaan kuugu naxariistay.

Ishacyaah 60

Ishacyaah 60:1-15