Ishacyaah 59:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa magaca Rabbiga xagga galbeed lagaga cabsan doonaa, oo ammaantiisana xagga qorrax-ka-soobaxaa lagaga cabsan doonaa. Marka cadowgu sida daad oo kale u yimaado ayaa Ruuxa Rabbigu eryi doonaa.

Ishacyaah 59

Ishacyaah 59:11-20