Ishacyaah 59:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Siday falimahoodu istaahilaan ayuu nacabyadiisa cadho ugu abaalmarin doonaa, oo cadaawayaashiisana wuu u abaalgudi doonaa, oo gasiiradahana abaalgud buu siin doonaa.

Ishacyaah 59

Ishacyaah 59:14-19