Ishacyaah 55:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hoy, kuwiinna oomman oo dhammow, xagga biyaha kaalaya, xataa kii aan lacag haysanow, kaalaya, wax iibsada, oo wax cuna, kaalaya oo khamri iyo caano lacagla'aan iyo iibla'aan ku qaata.

Ishacyaah 55

Ishacyaah 55:1-3