Ishacyaah 54:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hub laguu samaystay oo liibaanaya ma jiro, oo af kasta oo garsoorid kuugu kacana waad xukumi doontaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Kanu waa dhaxalkii addoommada Rabbiga, oo xaqnimadooduna xaggaygay ka timid.

Ishacyaah 54

Ishacyaah 54:16-17