Ishacyaah 54:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Uumahaaga ayaa ninkaaga ah, oo magiciisana waxaa la yidhaahdaa Rabbiga ciidammada. Kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iilna waa Bixiyahaaga, oo waxaa isaga la odhan doonaa Ilaaha dhulka oo dhan.

Ishacyaah 54

Ishacyaah 54:1-12