Ishacyaah 54:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ha cabsan, waayo, ma aad ceeboobi doontid, hana sharafjabin, waayo, laguma ceebayn doono, oo ceebtii yaraantaadana waad illoobi doontaa, oo ceebtii carmalnimadaadana innaba mar dambe sooma aad xusuusan doontid.

Ishacyaah 54

Ishacyaah 54:1-13