Ishacyaah 49:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo afkaygana wuxuu ka dhigay sidii seef af badan oo kale, oo hooska gacantiisa ayuu igu qariyey, wuxuuna iga yeelay sidii fallaadh fiiqan oo kale, oo gabooyihiisa ayuu igu xaseeyey.

Ishacyaah 49

Ishacyaah 49:1-10