Ishacyaah 49:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gasiiradahow, bal i maqla, dadkiinna fogow, bal i dhegaysta, Rabbigu wuxuu iiga yeedhay maxalka, oo uurkii hooyaday ayuu iga soo magacaabay.

Ishacyaah 49

Ishacyaah 49:1-4